Muusigga iyo Muslimiintii hore; Xuseen Shukri; 2023
endast ny

Muusigga iyo Muslimiintii hore Upplaga 1

av Xuseen Shukri
”Waxaan soo ururiyay in ka badan labaatan xaddiis oo ay daliishadaan kuwa diiddan heesaha iyo muusigga, raadraac dheer iyo shaandheyn markaan ku sameeyay axaaddiistaas loo tiirinayo Nabigascw, hal mid ah kama sugna. Waa axaaddiis aan waxba ka jirin oo gacan ku samays ah. Ibnu–Xasmi oo dhaar ku kabaya dooddiisa ayaa yidhi sidan: Wallaahi baan ku dhaartaye haddii uu hal xaddiis ka hagaagi lahaa ama uu noqon lahaa mid saxiix ah waan qaadaan lahaa kuna dhaqmi lahaa”. Imaam Ibn–Xasmi (384–456 H) ”Ma jirto aayad qur’aan ah, ama xadiis saxiix ah oo caddeynaya in heesaha iyo muusiggu xaaraan yihiin.” Imaam Abuubakar bin al-Carabi (468–543 H) ”Ma hayo walina ma helin daliil mamnuucaya dhagaysiga codka Turumbada la afuufo ee ka midka ah qalabka muusigga, iyadoo aan sameeyay raadraac dheer si aan u helo wax xarrimaya.” Taaju-Diin al-Subki (772–771 H) لأن في الناس من يوهم لقلة إبطال دعوى الإجماعوهذا الغرض هو الذي حملنا على جمع هذه الرسالة بعلوم الاستدلال ، وتعطل جراية عن الدراية بالأقوال أن تحريم الغناء بالآلة وغيرها من عرفانهالقطعيات المجمع على تحريمها وقد علمت أن هذه فرية ما فيها مرية ، وجهالة بلا محالة ، وقصور باع بغير نزاع ، فهذا هو الأمر ذكرنا من الصحابة والتابعين رمي منالباعث على جمع هذه المباحث ، لما لا يخفى على عارف أن وتابعيهم وجماعة من أئمة المسلمين بارتكاب محرم قطعاً من أشنع الشنع ، وأبدع البدع ، وأوحش الجهالات، وأفحش الضلالات ؛ فقصدنا الذب عن أعراضهم الشريفة ، والدفع عن هذا الجناب للعقول السخيفة Imaam al-Shawkaani (1173–1255 H)

Upplaga: 1a upplagan
Utgiven: 2023
ISBN: 9789198752663
Förlag: Afkeenna Bookstore & Publishing AB
Format: Häftad
Språk: Somali

Ny bok
329 kr346 kr
5% studentrabatt med Studentapan
Begagnad bok (0 st)
Ny bok
329 kr346 kr
5% studentrabatt med Studentapan
Begagnad bok (0 st)